Somaliska

Språk:somaliska
Qabow gurigagu?
Mar u aragta inu qabowyahay gurigagu? Mawaxey ka imaneysa daqada? Halkan waxan kaga
warameyna waxa sababi kara inu kuleylku guriga wada gadhin si saxa.
Jawi fican mak u taganyahay?
Ronnebyhus iyado raceysa shurucyada guryaha ee hayada gobolku uso dajisay inu qolku 20
grado ilama u dhawad 21 grado.
Hadi aad aragto inu gurigagu qabow badan yahay waxad sameyn karta inad mitiriso jawiga
guriga. Markad mitirineyso waa inad 1 mitir kaso fogata gidarka iyo dhulka. Hadi kuleylka
gurigu ka hoseyo waxad egi karta:
•
Inad alabo waweyn horyalan qabojiyaha sida fadhiga guriga anba sarirta waxey ka
jojinayan in u kuleylku ku baho qolka.
• Hadi aad sudho daha mesha qalabku jawiga guriga simeysa marka waxa dhici karta inu
kuleylku is xidho.
• Kuleyliyaha mesha kuleyka hoos u talo mesha qabowna dusha marto? Marka waxa dhici
karta inay hawo so gasho kuleyliyaha biyaha kululna way dhex waregayan. Marka waxad
diwangalineysa khaladka.
• Kuleyliyaha mesha qabowgu dusha marto kuleylkuna hosta maro? Marka way saxan
tahay. Marka biyaha kulul ayaa dhalinaya kuleylka markay hosta u dhadhacdana waxay
ku noqoneysa kuleylka.
Hadi u wali ka yartahay 20 grado gurigu?
Hadi aad egtay waxkaste oo wali gurigu qabowyahay marka waxa dhici karta in kyleyliyaha
wax ka khladan yihin hadi kale sistemka dhan baa xun.marka shaqalaha guryaha ayaa ku
imanaya oo egaya in qalabka wax ka khaldan yihin. Hadi qabowgu si socdo marka shaqalaha
ayaa u diraya mesha lagu hagajiyo oo marka egi dona si marka kuleylka loguso caliyo.
Maka qatan qabow dhinaca muraxada?
Guryihi hore waxey leyihin muraxado. Kuwaso ay ka qatan hawada dibada muraxada daqada.
Waxa dhici karta in tasi la shido marku qabowgu jiro. Lakin haa shidin. Muraxada waa inad
deysa inay furnato marar oney wakhti badan aney furnan. Mana ficna inad wax ku xidho
muraxada anba aad ka xidho hawada dibada. Marka waxa xumaneysa muraxada. Hawada ku
dhex dhalaneysa waa muhim si aad u hesho hawo fican oo guriga dhexdisa ah waxeyna
cawineysa inu kuleylku guriga sifican uwada gadho.
Driftchef: Kristian Olsér 0457-617 076
Postadress Besöksadress Telefon
Telefax
Org. Nr.
Plusgiro
Bankgiro
Box 264 Gångbrogatan 3 0457-617 050 0457-617 081 556518-3943 38 40 40-2 129-55 00
372 21 RONNEBY
Språk:somaliska