1 (1) Taariikh MAAMULKA WAXBARASHA 20-12-2016 Waqtiyada cusub oo lala kulmi karo hawlwadeenka qaabbilsan dugsiyada barbaarinta iyo xarumaha xannaanada carruurta Laga bilaabo 9ka jannaayo 2017 waxaa la beddelay waqtiyadii telefoonka ama la isaga iman jirey hawlwadeenka Maamulka waxbarashada u qaabbilsan arrimaha dugsiyada barbaarinta iyo xannaanada carruurta. Waqtiyada cusub: Isniin: 13 - 15 Talaado: 9 – 11 iyo 13 – 15 Arbaco: 9 - 11 Khamiis: 9 – 11 iyo 13 – 15 Waqtiyada kale oo ballan la qabsan karo Ballan waad qabsan kartaa waqtiyada kale. Waxaan maalmaha khamiisaha idinku soo dhoweyneynnaa inaad ku timaaddaan ballan aad horay u sii qabsateen ilaa saacadda 18. Haddiise arrintu ku saabsan tahay safka ama boos-helidda dugsiyada barbaarinta ama xannaanada carruurta, waxaad taas kala xiriireysaa Ann Ardnell oo laga heloann.ardnell@katrineholm.se ama 0150-572 86. Haddiise arrintu ku saabsan tahay safka ama boos-helidda xarumaha xannaanada carruurta ama lacag-bixinta iyo arrimaha kale oo ku saabsan dugsiyada barbaarinta, waxaad taas kala xiriireysaa Madeleine Sjöberg oo laga helo madeleine.sjoberg@katrineholm.se ama 0150-572 85. MAAMULKA WAXBARASHA Cinwaanka booqashada: Drottninggatan 19 Taleefan: 0150-572 70 641 80 Katrineholm www.katrineholm.se E-mail: bildningsforvaltningen@katrineholm.se Nambarka aqoonsiga ururka 212000-0340
© Copyright 2025