Soomaali Руководство по соритровке мусора Somali

avfallsor.no
HAGAHA KALA SOOCIDDA QASHINKA EE KRISTIANSAND, SONGDALEN, SØGNE IYO VENNESLA
BARAHA LA GEEYO WAXYAALAHA QURAARADDA, BALAASTIGGA
IYO BIRTA KA SAMAYSAN EE CABBITAANKA LAGU SHUBTO
GURIGA
Qashinka cuntada
Baakado/warqado/
kaartoonno
Qashin haraa ah
Balaastig wax lagu
duubo oo nadiif ah
Qolof/diir/furuut bisayl
dhaaftay/khudaar
Wargeysyo
Bacda saxarada eeyaha,
xafaayado
Baco balaastig ah
Waxyaalaha
quraaradda/birta ka
samaysan ee cuntada
iyo cabbitaanka lagu
shubto
Kalluun/xayawaan
qolofley ah
In yar oo warqadaha
wax lagu tirtiro ah oo
wasakh ah
Dhir, ubax, caleen iyo
laamo
Bacda makiinadda
qashinka xaaqda
Qashinka beerta
ardaagga
Qashinka waxyaalaha
korontada ku
shaqeeya
Qashin khatar ah
Noocyo kale oo
qashin ah
Dhar
Alaabta guriyaha
Caws
Qalabka ciyaaraha
korontada ku shaqeeya
Loox cugan
Looxaan iyo alwaax
Tanagyo balaastig ah/
weelal balaastig ah/
gasacado balaastig ah
Buugaag
Caleenta geedaha
Taleefannada gacanta
Riinji/dheeh
Biro
Saxan, koob iyo seesar
Miro geed ka soo dhacay
Quraarad/dhalooyin
Shukummaan
Danbas qaboobay/
dhuxul wax lagu soshay
Bakhshado
Nalka shumaca,
haashka, dabada bacaha
Bac ay ku duubnaayeen
hilib, hilib shimbiro,
kalluun, furuut, miro iyo
waxyaalaha rootiga la
saarto
Kabo birbirqa
Gasacyada cuntada
gasacadaysan
Kaartoonka biisaha/
yoogarta/waxyaalaha
lagu quraacdo
Warqadaha faraha
laysaga tiro iyo kuwa
musqusha oo maran
Lugo baabuur
Baaskiillo
Saliid la isticmaalay
Laan geed
Daaqadaha
Fur bir ah
Makiinadaha timaha
qallajiya
Waxyaalo lagu ciyaaro
oo hallaabay
Maryo/dhar/kabo
dhammaaday
Koollo
Makiinadaha lagu xiirto
Daahyo
Kaartoonnada caanaha
iyo cabbitaanka
Haraa hilib/lafo
Qolof ukun, qolof loos
Alaabo dib loo
isticmaalayo
Kabo
Waxyaalo duban
Warqadda caleenta
shaaha/warqadda
qaxwaha/gufarka
qaxwaha
Maryo/dhar/kabo
Bacaha wax lagu duubto
Xayeysiis
Wargeys toddobaadle
ah/wargeys-xilliyeed/
jariidad/buugaag
XARUNTA LA GEEYO QASHINKA LA KALA SOOCAY
Dhalooyinka balaastigga
ah ee aaladaha wax
lagu dhaqo/shaambada/
goosaarta ansalaatada
Weelasha ubaxa la geliyo
oo balaastig ah
Maryaha sariitaha
Dabool bir ah
Looxda barafka lagu
ciyaaro
Isbuunyada isopor
Harame
Qalabka
kumbiyuutarradda
Gasacadaha biirta-/
biyaha ee aan dukaanka
lagu celinayn
Gaarigacan
Waxyaalo kiimiko ah
Batariyada
Waxyaalo balaastig ah
oo kala duwan
Dhirta weelasha la dhex
geliyo/ubax
Saacado
Guluubta korontada
dhaqaaleeya
Warqadaha hadiyadaha
lagu duubo oo
dhalaalaya
Bacaha qaxwaha/
cuntooyinka yaryar
Qalab koronto oo
shaqaynaya
Weel yar oo bir ah
Geedaha ciidda
masiixiga
Waxyaalaha dhulka
guriga la dhigto
Alaabaha guryaha ee
korontada ku shaqeeya
Aalkolo cad
Kaartoonno
Balaastig iyo warqad
wasakh ah
Waxyaalaha alaabaha
lagu duubo ha ku darin
qashinka cuntada
SMS ayaa bilaash
laguugu soo diri karaa
marka tanagga cagaarka
ah la qaadayo
Qashinka haraaga
ah oo tamar loo
beddelayo: Waa
qashinka gubta
Haddii loo baahdo
balaastigga biyo qabow
ku biya raaci
Aanay wax cunto ah ku
harin
Xataa dharka xoogaa
yara hallaabay
Bey’adda ka fikir oo
wixii la isticmaali karo
keen intii aad tuuri
lahayd
Dhirta aan beeristooda
la oggolayn waa qashin
haraa ah
Si ammaan ah ayaa
lagaaga qaadayaa
qashinka IT-da
Qashinka khatarta ah
keen iyaga oo ku jira
wixii ay ku duubnaayeen
markay cusbaayeen
Qashinka haraaga ah
waa inta soo horta
markaad qashinka kala
saarto
Tanagga midabka bunniga
ah leh ku rid qashinka
cuntada
Tanagga cagaarka
ah ku rid baakadaha/
warqadaha/kaartoonka
Tanagga midabka beyga
ah leh ku rid qashinka
haraaga ah
Tanagga midabka beyga
ah leh ku rid balaastigga
wax lagu duubo ee
nadiifka ah
Tanagga qaabka
aqalka leh (iglo) ku rid
quraaradda- iyo birta ay
wax ku jireen
Kontaynarka UFF.
Tanagga kale ee dharka
Hool ama kontaynar
waxyaalaha dib loo
isticmaali karo loogu tala
galay
Meel gaar ah oo loogu
tala galay qashinka
ardaagga guriga
Hool gaar ah oo loogu
tala galay qashinka
waxyaalaha korontada ku
shaqeeya
Hool gaar ah oo loogu tala
galay qashinka khatarta
ah
Waxaa iyada oo la kala
soocayo lagu ridayaa
kontaynarro
Gasacyada tubaakada
Weelka lagu rido nalka
shumaca
Fiilooyin
Oversatt av Tolketjenesten TolkSør