Anmälan till modersmålsstöd/undervisning (inför start på hösten, lämnas till skolan senast 25 maj) Codsiga barashada /caawimaada luqadda hooyo(kahor bilowga deyrta,waa in loo gudbiyo dugsiga ugu dambeyn 25 maajo) (Jag vill att… waxaan codsanayaa _____________________________ (elevens namn) magaca ardayga _____________________________ (personnummer) personnumberka Skola: dugsiga Klass: fasalka deltar i modersmålsstöd/undervisning i språk ………………..……… Ka qeyb qaadashada barashada/caawinaada afka hooyo. ja (haa) nej (maya) Datum: 20……-…........-…….... taariikhda Målsmans namn magaca waallidka Adress cinwaanka Telefon telafoonka Målsmans e-postadress emailka waalidka Inlämnas till klassföreståndaren/skolans rektor! codsiga waxaa loo gudbinayaa maamulaha dugsiga ama horjoogaha fasalka. Fiiro gaar ah. Mar haduu ardaygu codsado waa jaajib ku ah kaqeyb qaadashada ilaa waalidka laga helo cadeyn qoraal ah inuu ardaygu dhigan doonin barashada afka hooyo iyo caawinaadaba,taasina waa in alsameeyaa ka hor inta uusan bilaaban sanad dugsiyeedka cusub. OBS! Anmälan är bindande och gäller tillsvidare, tills målsmannen skriftligt meddelar att modersmålsstödet/undervisningen skall upphöra! Detta kan göras inför en ny termin eller ett nytt läsår. Waa maxay muhiimada barshada luqadda hooyo Waa muhiimad aad u weyn inu ardaygu horumariyo afkiisa hooyo,taa waxay sahleysaa horumarinta luqadda iyo barashada maadooyinka kale.Barashada afka hooyo waa aqoonsiga ardayga iyo horumarka garaadkiisa .Taasi waa muhiimad aad u balaaran siaaysan u lumin luqadii hooyo.Adeegsiga ardaygu adeegsado afkiisa hooyo wuxuu ardaygu awood u heleyaa inuu qaato dhaqankii iyo hidihii waalidkiisa,iyo inuu la xiriiro ehelkiisa iyo saaxiibadiisa ku sugan wadankii hooyo.sidaas darteed waxaa muhiim ah inuu ardaygu barto horumariyana luqada looga hadlo wadankiisa hooyo.Caawinaada waalidka iyo barayaasha waxey sameyneysaa micno weyn.Xaq ayuu ardaygu u leeyahay barashada luqadda hooyolaga bilaabo fasalada koowaad ee dugsiyada xanaa iyo kuwa barbaarinta (lex jirada) waxaa taas loogu yeeraa kaqeyb qaadashada caawinaada luqada hooyo.Dhamaan dugsiyada /iskuulada dawlada kama codsadaan barashada luqada iyagoo soo marayo xafiiska luqadaha(IKSE).Laga bilaabo fasalada koowaad ee dugsiyada hoose ilaa kuwa sagaalaadka waxaa labarayaa luqada hooyo, ardayda waa waaweyn iyo ku yarya ee ku hadla luqad aan ahey tan iswiidishka waxey xaq u leeyihiin barashada afkooda hooyo.Ardayda ka tirsan qoowmiyadaha ku yar wadanka iyo kuwa lasoo hantay waa in lasiiyaa aqoonta as aasiga u ah luqadooda xataa haddanan looga hadlin guriga.Ardayda baraneysa afka hooyo waxey xaq u leeyihiin in lasiiyo ama laga caawiyo maadooyiinka kale hadii aay u baahan yihiin,go`aan kane waxaa leh iskuulka. Nidaamka. Barashada afka hooyo waa mid ardaygu u madax banaan yahay,hadii aaysan jirin arday badan iskuulka uu dhigto ee aan sameyn karin koox baraneysa afka hooyo waxaa lysugu geynaa iskuul kale. QIIMEYNTA IYO SHAHAADADA. Ardayda kaqeybqaadata barashada afka hooyo waxey xaq u leeyihiin iney helaan qiimeyn qoraal ah laga bilaabo fasalka koowaad ee dugsiga hoose,sidoo kale ardayda fasalada laga bilaabo lexaad waxey xaq u leeyihiin qiimeyn iyo shahaado.Shahaadada waxey laqiimo tahay shahaadooyiinka madooyiinka kale markuu ardaygu codsanayo dugsiga sare. Somaliska IKSE Interkulturella språkenheten IKSE Interkulturella språkenheten Postadress: Norrköpings Kommun Interkulturella Språkenheten IKSE 601 81 Norrköping Besöksadress: Bråddgatan 11 602 22 Norrköping Verksamhetschefer: Assistent: E-post: WWW: Gert Skärlina tel: 011-15 34 13 Rakel Parö Gustafsson tel: 011-15 34 33 Susann Andersson tel: 011-15 34 11 ikse@edu.norrkoping.se www.norrkoping.se/ikse MODERSMÅL ANMÄLAN TILL MODERSMÅLSSTÖD/UNDERVISNING
© Copyright 2025